Akhristayaasha sharafta leh, waxaan markasta idinka cudurdaaranaynaa hakashada qormooyinka taxanaha ah ee aad i nooga barateen. Waxaa mararka […]
Author: maxamedsheekafguun
Xashaalillee xaal adduun waa xujiyo yaab weeye Xamxam iyo xidaaraysi iyo xan iyo ceebtaada Aadmiga xurmada loo unkee […]
Ganku raallimaahiyo markaad gawska qabataaye Galgalmaysigii baa hurdada gama’ la diidaaye Adigoo galgalanaaya baad gaydh ku baridyaaye Goobey […]
Qormadan waxay ku saabsantahay, waalidka iyo walaalaha oo loo yeesho xiiso gaar ah. Waalidku kuma cusba carruurta, carruurtuna […]
Gabay araare iyo calaacal ah oo uu Allaha u raxmee Raage Ugaas tiriyay Waxaa la yidhi laba qolo […]
Cimri tagay ceeb laguma sagootiyo – Boonkii boqolka soomay ee bakhtiga ku afuray ha noqon Gacmo wada jir […]
Kulligiinba soomaaliyey hadalki oo kooban Koran buubi iyo qaalimaad karinle mooddeene War bal kow dheh faallada hub baad […]
Waxaa la yidhi, wiil yar oo adhi jir ah, baa maalin maalmaha ka mid ah, adhigii wuxuu ku […]
Wax la yidhi, Allaha u raxmee, Shariif Mahdi Shariif Maxamed oo ku magac dheeraa (Shariif Laate) iyo Sheekh […]
Bari baa amin Jiilaal ah, Sagaaro Dabangaalle ku tiri; Waar adigaa geedaha fuulee xoogaa caleen ah iyo dhaameel […]
