waa qormo gaaban oo aynu akhristayaasheenna ugu soo aruurinay erayo murti iyo xikmad balaadhan xambaarsan. Ka faa’idaysi wacan: […]
Author: maxamedsheekafguun
Intuu istaagay oo jeebabka gacmaha gashaday buu bela fekereysa iska dhigay. Hooyadii oo ilmo ka daadanaysaa ag taagan. […]
Adaa Koofilow jiitayoon, dunida joogeyne Adigaa jidkii lagugu wadi, jimic la’aaneede Jahannamo la geeyow haddaad, aakhirow jihato Nimankii […]
Habluhu waagii hore waa tii, ay hadal yaraayeene Wa kii lagu hawoon jirey intii, hadhac la ootaaye Waayagii […]
1. U adeegso codkaaga wanaaga, dhegahana inay khayrka maqlaan, gacamahana bixinta sadaqada, maskaxdana runta, jirkaaga oo dhan Allah […]
Ookeey, nabadey iyo adoo waxaad sheegeysid oofin doona, ogsoonna in haddaadan oofin adna u qoollaan doontid” Cabdi baa […]
Labo nin oo indhoole ah baa maalin is dagaaleen, waana la kala celin waayay, mid cabtooy ah oo […]
Hordhaca uu abwaanku gabaygan u sameeyey wuxuu ahaa sidan: Gabaygan waxaan tiriyey 1979kii. Anagoo dad gaadha ah ilaa 150 […]
Marnaba Been ma noqoto Run, qalad ma noqdo sax, xumaan ma noqoto wanaag xitaa haddii ay aqbalaan ama […]
Maryan fadhigii bay ka kici weydey iyadoo dhan ka dhaawac ah dhanka kalena baqdin, xishood iyo murugo la […]
