Hordhaca uu abwaanku gabaygan u sameeyey wuxuu ahaa sidan: Gabaygan waxaan tiriyey 1979kii. Anagoo dad gaadha ah ilaa 150 […]
Category Archive: suugaanta
Beri ayaa nin Cabdi Gaheyr la oran jiray geel laga dhacay. Markii loo sheegay in geeliisii la qaaday […]
Gabayaaga Soomaaliyeed ee gabowga ka gabyey waxaa ka mid ah Aadan-gurey Maxamed Cabdille. Aadan wuxuu si niyad ah […]
Ayadoo sagaal qad ah hadday saaka dhalanshoosho Sirsirriyo haddii loogu horo sabadi baarqaylo Waxay suurta nuugtiyo waxay saynta […]
Indhaweydba caynleyda gabay waan caddayn jiraye Anigoo ciyaalaan Xarfaha caarif ku ahaaye Eegana cirraa laygu xaman inaan caddaadaaye […]
Dhalandhoolka dhaar iyo labay sii dhabraaricine Dhibna kuma ahoo waa waxay duunya dheertahaye Dhul la qoday dhagxaan riiqanoo […]
Qorraxdii galbeed iyo markay qarin ka soo booddo Anigaa qabweyn iyo ma taal qola la sheegtaaye Niman yahow […]
Camanje ayaa safar ku tagay Hargaysa. Niman ay kaftan wadaag ahaayeen isuna gabyi jireen ayaa damcay inay dabin […]
• Nairoobi inan joogsaday oo, jiitay la i moodye • Ragga gabayga arar jiidayaa, haw jimimiceene • Anba […]
Sayid maxamed: Nabsiga Dad qaraab nin kuu xigay hadduu, kugu dugaagoobo Maruun baa dafaarkii fakday, dabin ku rooraaye […]
