Maanta oo isniin ah barnaamijkii taariikhda ee bogga dhugadho waxaan ku soo qaadanaynaa habaladda khadro daahir cige. Khadra […]
Author: maxamedsheekafguun
Barnaamijkeenii suugaanta ee Jimcaha ee golsho dhaqameedka Dhugasho, maanta waxaan ku soo qaadanaynaa gabay qabyaalad diid ah oo […]
Xaliima Khaliif Cumar Magool, waxay ku dhalatey gobollada Dhexe gaar ahaan Beledweyne (in kasta oo la sheego […]
Maanta oo Isniin ah Barnaamijkeenu waa waxbarasho. Waxay ahayd 2005-tii, dagaallo foolfoolxun oo qabaa’il ayaa ka bilbillaabanayay deegaanki […]
Jimce Mubaarak Barnaamijkii Jimcaha ee Suugaanta waxaan ku soo qaadanaynaa; Gabayo goosgoos ah oo muujinaya faa’ido darrada colaadaha. […]
Sheekadan taxanaha ah waxaan ku soo qaadanaynaa barnaamijkii jacaylka ee Arbaca kastaa ka baxayay bogga golshada Dhugasho. Waa […]
Taariikh Kooban oo ku saabsan Allaha Cimrigiisa barakeeyee Qaryaan Axmed Faarax Cali (Idaajaa). Axmed Faarax Cali oo ‘Idaajaa’ […]
Dhugdhugleydeyda (mootadayda) yar ee aan ku shaqo tago baan kaxaysanaynaa ee saaxiibkayow i raac oo ii wehelyeel, caawa […]
Sheekadii Toddobaatameeyadii dhacday ee Jacaylkii Soo Rafaaday(Buux iyo Cambaro) Taxanihii Arbaca kasta eed kala socoteen bogga iyo […]
Markaan halkaan cayaaro ku leenahay uma jeedno kuwa iyagoo la fadhiyo lagu madadaasho, sida turubka, dubladda, iwm., ee […]
