Magaalada hareeraheeda dhurwaa iyo libaaxba waa laga helaa. Dhanay magaaladii ka abbaartay garan wayday. Wax kale iska daayo […]
Category Archive: sheekooyin
Gurigu waa guri aad u qurux iyo dhaldhalaal badan markii Maryan loo eego, waxaana iska leh odayga. Afada […]
Iyadoo meesha marka lagu kala dhaqaaqay magaalada dhexdeeda ahayd, ayaa Maryan oo indhawaaleba sidii magaalada loo soo galayba […]
Waa magaalo aan sidaa u weyneyn. Nal may laha, dariiqyo laami ah iskaba daa, badiba guryeheedu waxay ka […]
Carraabuhu wuxuu ahaaa mid cagaha lagaga gubtay. Qorraxdu aad bay u dheerayd. Golcas weliba kaliil joogtee abaar tumaysa […]
Ninkii baa qabtay oo si qabow u yiri, “Walaal, waxba ha cabsan libaaxii cararyoo waadigaa arkayee, harraad ma […]
Raggii safarka wataye awalba yaabbanaa ayaa sii yaabay una qaadan waayey qaylada meesha ka baxaysa, Nin raggii ka […]
Muuqaalkeedu wuxuu ahaa qof inta awalba itaal la’aa haddana tan dhex galay. Madax yare laba indhoodoo galka ka […]
Maryan markay cagaha wax ka dayday ilaa saacado dhawr ahba may joogsane waxay isugu bixisay orod aan kala […]
lnanka oo aad u yaqaan dabciga iyo dhaqanka reerka ayaa wuxuu u kala saari waayey in Maryan ama […]
