Ninku markay xaaskiisa ka dhimato, gabadha ka yar xurmo ahaan baa loo siiyaaye isagu ma shukaansan karo, waana […]
Category Archive: suugaanta
Yuusuf Nuur Jaamac oo ay Gacmadheere Ilmaadeer ahaayeen ayaa damcay inuu Berbera markii ugu horreysay u safro. […]
Allaha u raxmee Cadhays Ciise, akhris wacan oo wanaagsan. Hagaag waa loo socdaa Hor waa loo sii hoydaa […]
Maansadan waxa lagu tiriyaa tixaha ugu muhiimsan maansooyinka danbe ee Hadraawi. Waxa ay maansadu ka hadlaysaa arrin muhiim […]
Aw cabdi muuse waxuu ku dhashay miyiga Ceel-Afweyn 1911 sida uu ii sheegay walaalkii Alla ha u naxariistee […]
Bi’i waa jacaylow Boodhari inuu diley Been baan u haystee Bi’i waa jacaylow Boog aan la dhayinoo Cidi […]
Shirkii Midowga Afrika (OAU) ee lagu qabtay Xamar 1974kii ee uu Dhoodaan gabayada dhawrka ah ka tiriyey gadaashii […]
Waxaa la sheegay gabyaagii waynaa ee Samatar Baxnaan, ayaa afadiisii kaga cadhootay geel ay la jeclayd in […]
F.G. Waxaa la arkaa in ragga qaarkii ay maqleen erayada badhkood oo si kale loo akhrinayo marka […]
Hawlaha arlada Haddii lagugu aamino Ummadda u shaqeeyiyo Adeegaa lagaa dhigo … Hays odhanin cidi kuma arkaysee Ehella […]
