U bood dhigaalka

Garta Dhaqanka somaalida
Main navigation
  • sheekooyin
  • suugaanta
  • taariikh
  • waxbarasho
  • gogoldhig

Category Archive: Uncategorized

Xasan Sheekh Muumin:- Caqligii Wanaagsan

Read More

  Gorayadu ilmaheed aroori bay dhigtaayoo aboodigu ku laayaa, shimbirtuna aroosay ilaxidhoo ammaana bay ubadkeeda seexisaa. Kala awran […]

haddisabdi Nofeembar 4, 2016 Uncategorized

Abwaan faarax nuur

Read More

Dulqaadka raganimada • Rag sabaan ka sabaan baan • Samaantuun badiyaa   • Haduu saakimi waayo • Sariir […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 29, 2016 suugaanta, Uncategorized

Sarbeebta

Read More

Soomaalidii hore waxaa caado iyo dhaqan u ahaan jirtay inay u diin iyo cilmi doontaan dhul fog oo […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 24, 2016 Uncategorized

Qabwaynida Laan-dheerka iyo Quudhsiga Laan-gaabka.

Read More

  Barmaamijka Suugaanta eed Jamca Kasta kala socotaan bogga Dhugasho, Waxaan maanta ku soo qaadanaynaa Gabayo kala duwan […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 21, 2016 suugaanta, Uncategorized

Jacaylkii Soo rafaday 3aad

Read More

  Waa sheekadii taxanaha ahayd ee (Jacaylkii soo Rafaaday) 3aad Arbaca kasta iyo bogga Dhugasho. Waxay inoo joogtay […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 19, 2016 sheekooyin, Uncategorized

Waa Maansadii Jacbur Ee Abwaan Dhoodaan

Read More

War horta ninyahaw anigu waan jeclaadaye Gabadhbaan jeclahay oo i jecel, mana jeclaadeene Haddii ay i jeclaatana ma […]

jmichaelsmith Oktoobar 14, 2016 Uncategorized

SHEEKO: JIIR (DOOLLI)

Read More

  Sida aan wada ognahay somaalidu waxay dhaqan weyn u ladahay waxa loo yaqaano Oral tradition(sheeko dhaqameedka), oo […]

haddisabdi Oktoobar 10, 2016 sheekooyin, Uncategorized

BOOGTII JACAYLKA

Barigaan wax jeclaaday, gabadh baan is baranay, Dhulki baaddiyahaa iyo, bilicdaa iyo dooggi Biyihii iyo baadki Beerihii iyo […]

haddisabdi Agoosto 8, 2016 Uncategorized

Abwaan maxamuud cabdullaahi sangub

Read More

Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Sangub) Wuxuu ku dhashay baaddiyaha magaalada Dhagax-buur, ee dhulka dawlad deegaanka soomaalida itoobiya, sanad […]

maxamedsheekafguun Febraayo 24, 2016 Uncategorized

Abwaan siciid saalax axmed (macallinka soomaaliyeed)

Read More

Wuxuu ku dhashay gobalka Sanaag Soomaaliya, meesha la yidhaahdo Laas-qoray, taariikhdu markay ahayd 1945-ti. waxa uu waxbarashadiisi hoose/dhex […]

maxamedsheekafguun Febraayo 17, 2016 Uncategorized

Posts navigation

Hore 1 … 5 6 7 8 Xiga
Blog at WordPress.com.
  • Hoy
  • Gogoldhig
  • Q-10-11 SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD
  • Q-10. SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD…
Secondary navigation
  • Raadi

Begin typing your search above and press return to search. Press Esc to cancel.

Blog at WordPress.com.
  • Subscribe Subscribed
    • dhugasho.com
    • Join 274 other subscribers
    • Already have a WordPress.com account? Log in now.
    • dhugasho.com
    • Subscribe Subscribed
    • Is qor
    • Soo gal
    • Report this content
    • View site in Reader
    • Manage subscriptions
    • Collapse this bar
 

Loading Comments...