Cali 75 sano ayaa u go`day wuxuuna aad ulla yaabanyahay sida fudud ee sanaduhu ku soo dhaafayn,noloshiisana maanta […]
Taxanahan jacaylka ah kala soco boggan Dhugasho, wixi ku dhaafayna dib u baadh qaybaha kale, insha Allah Jimce […]
Allaha u raxmee Cadhays Ciise, akhris wacan oo wanaagsan. Hagaag waa loo socdaa Hor waa loo sii hoydaa […]
Cumar wuxuu ku noqday Hibo isaga oo u sheegaya waxa na dhaxmaray iyo jawaabta aan siiyay, wuxuuna tusaale […]
Maansadan waxa lagu tiriyaa tixaha ugu muhiimsan maansooyinka danbe ee Hadraawi. Waxa ay maansadu ka hadlaysaa arrin muhiim […]
Hiboo way iga tagtay, anigayse talo igu ciirtay: “Nin weyn oo hadal ka dhacay waa geed qolofi ka […]
Aw cabdi muuse waxuu ku dhashay miyiga Ceel-Afweyn 1911 sida uu ii sheegay walaalkii Alla ha u naxariistee […]
Shirkad dhismaha ah ayaa u baahatay nin injineer ah, dad badan ayaa codsi u soo dirsaday. shirkadii markii […]
Marki aan in mudda ah wada fadhinay, ayaa waxaa soo gashay qolkii, inantaydii Hibo, iyaadoo rabtay in ay […]
Bi’i waa jacaylow Boodhari inuu diley Been baan u haystee Bi’i waa jacaylow Boog aan la dhayinoo Cidi […]
