U bood dhigaalka

Garta Dhaqanka somaalida
Main navigation
  • sheekooyin
  • suugaanta
  • taariikh
  • waxbarasho
  • gogoldhig

Maxay ka billaabatay silsiladdii guba?

Read More

Cambaro-sagal Bulxan Cali ayaa u doonnanayd Aadan Xuseen Axmed.  Aadan wuxuu xurmo iyo yarad ahaan u bixiyey boqol […]

haddisabdi Seteembar 24, 2018 sheekooyin

Qeybtii 14-aad

Read More

Aniga oo qorshahaasi ku taagan ayaan u dhaqaaqay xaafaddii ay ku nooleyd farxaddii nolosheeda ee Istar, hadaan waxooga […]

haddisabdi Seteembar 21, 2018 sheekooyin, Story

“Daa’imow maxaa xigi”

Read More

Barnaamijkeenii suugaanta ee Jimcaha ka baxayay golsho dhaqameedka Dhugasho, waxaan maanta ku soo qaadanaynaa gabaygii caanka ahaa ee […]

haddisabdi Seteembar 19, 2018 suugaanta

Waa maxay gawracato???

Read More

Cuddurkaan Gawracatada waxaa af laatiinka lagu yiraahdaa Diphtheria. Wuxuu ka mid yahay cuddurada halista ah ee dilaaga ah. […]

haddisabdi Seteembar 17, 2018 waxbarasho

Qeybtii 13-aad

Read More

Cabaar hadaan fadhiyay, ayaa waxaa soo baxday Istar oo ilemeyneysa, kadibna waxaan ku iri “oo maxaa kugu dhacay”, […]

maxamedsheekafguun Seteembar 14, 2018 sheekooyin, Story

cadka rag walaaleeya

Read More

Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta.  Qayb […]

haddisabdi Seteembar 10, 2018 taariikh

Qeybtii 12-aad

Read More

Go’aankii kaligii talisnimada ku dhisnaa ee aabahay uu qaatay, waxa uu aad u dhaawacay qalbigeyga, waxa uu na […]

haddisabdi Seteembar 7, 2018 sheekooyin

Cali Oday oo ku dardaarmaya gabay ayaa yidhi:

Read More

• Ninka ladanee laqanbaad ahayd, laabta galiyaaba • Ninkuu malaha laafaalugtuu, liidasho u filiye • Kol hadduu Lillaahida […]

haddisabdi Seteembar 5, 2018 Uncategorized

Shirkii shanta doqon

Read More

Berri hore ayaa habar Somaliyeed, sidaan ku maqlay sheeko baraley, abaawaraheedii (Ninkeedii) Ilaahay kala qaaday. Waa geeri iyo […]

haddisabdi Seteembar 4, 2018 Uncategorized

Qeybtii 11-aad

Read More

  Waxaan is tusay inaan aabe ka qaato ama aan iraahdo lacag i deymi, inkasta oo aanan ogeyn […]

maxamedsheekafguun Agoosto 31, 2018 sheekooyin

Posts navigation

Hore 1 … 67 68 69 70 71 … 99 Xiga
Blog at WordPress.com.
  • Hoy
  • Gogoldhig
  • Q-10-11 SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD
  • Q-10. SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD…
Secondary navigation
  • Raadi

Begin typing your search above and press return to search. Press Esc to cancel.

Blog at WordPress.com.
  • Subscribe Subscribed
    • dhugasho.com
    • Join 274 other subscribers
    • Already have a WordPress.com account? Log in now.
    • dhugasho.com
    • Subscribe Subscribed
    • Is qor
    • Soo gal
    • Report this content
    • View site in Reader
    • Manage subscriptions
    • Collapse this bar
 

Loading Comments...