U bood dhigaalka

Garta Dhaqanka somaalida
Main navigation
  • sheekooyin
  • suugaanta
  • taariikh
  • waxbarasho
  • gogoldhig

BOOGTII JACAYLKA

Barigaan wax jeclaaday, gabadh baan is baranay, Dhulki baaddiyahaa iyo, bilicdaa iyo dooggi Biyihii iyo baadki Beerihii iyo […]

haddisabdi Agoosto 8, 2016 Uncategorized

MAYSIGA ADHIGA IYO MANAAFACAADKIISA

Read More

Adhi: Adhigu waa maysiga labaad ee ay soomaalidu aadka u jeceshahay. Xagga dhaqashadiisa aad ayuu ugu badan yahay […]

haddisabdi Abriil 18, 2016 sheekooyin

Abwaan maxamuud cabdullaahi sangub

Read More

Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Sangub) Wuxuu ku dhashay baaddiyaha magaalada Dhagax-buur, ee dhulka dawlad deegaanka soomaalida itoobiya, sanad […]

maxamedsheekafguun Febraayo 24, 2016 Uncategorized

Abwaan siciid saalax axmed (macallinka soomaaliyeed)

Read More

Wuxuu ku dhashay gobalka Sanaag Soomaaliya, meesha la yidhaahdo Laas-qoray, taariikhdu markay ahayd 1945-ti. waxa uu waxbarashadiisi hoose/dhex […]

maxamedsheekafguun Febraayo 17, 2016 Uncategorized

Qalbiggan la rabee qalbi kale sii rabaa.

Read More

Maankiisa iyo maskaxdiisa waxa ugu soo noqnoqoshada badani waa Xayaad, hamigiisa ugu wayni waa helida Xayaad, hididiiladiisa ugu […]

haddisabdi Janaayo 26, 2016 sheekooyin

Qosol badanaa

Read More

Baribay laba nin isku kol gabadh soo dooneen, oo aabbeheed u yimaaddeen. duqi baa yidhi, “waxaan gabadhayda siinyaa, […]

haddisabdi Diseembar 24, 2015 sheekooyin

CARRAWEELO IYO ODAY BIIQE

Read More

Oday biiqaa yidhi, na carraweelo waan socotoone adiyo wiilka raacigaa xoolaha dhaqaaleeya oo wiilka geela kaligii wax ma […]

haddisabdi Diseembar 18, 2015 sheekooyin

Haddaanan ajalin kanaa ileh. sheeko jacayl xigmad ah ku saabsan.

Read More

Waxaa jiri jirtay, gabadh qurux, caqli, xishood iyo sharaf iyadoo yar lagu wada jeclaaday. gabadhii baa hanaqaadday, iyadoo […]

haddisabdi Diseembar 9, 2015 sheekooyin

RAALLIYOOY TUMAAD TAHAY

Read More

Marka ay laba gayaan ahi guri wada yagleelaan, kuna midoobaan nolosha dhib iyo dheefba, ayaa mid waliba waxa […]

jmichaelsmith Nofeembar 10, 2015 sheekooyin

DHAGAXBA XADHIG BAA JEEXA

Read More

“Dhar hu’ ma aha ee aqoon baa hu ah”. “Dad aqoon la’aan waa la qadaa, Dal aqoon la’aanna […]

jmichaelsmith Nofeembar 10, 2015 waxbarasho

Posts navigation

Hore 1 … 96 97 98 99 Xiga
Blog at WordPress.com.
  • Hoy
  • Gogoldhig
  • Q-10-11 SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD
  • Q-10. SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD…
Secondary navigation
  • Raadi

Begin typing your search above and press return to search. Press Esc to cancel.

Blog at WordPress.com.
  • Subscribe Subscribed
    • dhugasho.com
    • Join 274 other subscribers
    • Already have a WordPress.com account? Log in now.
    • dhugasho.com
    • Subscribe Subscribed
    • Is qor
    • Soo gal
    • Report this content
    • View site in Reader
    • Manage subscriptions
    • Collapse this bar
 

Loading Comments...