Qormadan xiisaha leh waxay ka mid tahay sooyaal taariikheedkii aan ugu talagallay inaan ku soo qadanno bogga Dhugasho […]
Author: haddisabdi
Waa Qaybtii labaad ee jacaylkii Rafaday een ku ballansanayn arbaca kasta. Nasiib wanaag, Buux waxaa habeenkaa u suurtagashay […]
Sida aan wada ognahay somaalidu waxay dhaqan weyn u ladahay waxa loo yaqaano Oral tradition(sheeko dhaqameedka), oo […]
Adigoo qilinqiil iyo qorraxeedka jilaalka Qarfahaw socotooday Qaalibkeeda dharaarti Waxaad sii qarraflayso Galab gaabka qiyaasti Qolyo meel dagganaa […]
Sheekadan Jacaylka ah waa mid dhab u dhacday mana aha mid male-awaal ah. laba ka mid ahaa dhallinyaradii […]
Akhristayaasha sharafta mudan maanta waa maalinta aan dhugasho qaybta waxbarashada kaga soo qaadanno, qormadan gaaban waxaan wax […]
Hooyo Allow Dhawr, Qormadan Waxaan Ku Soo Qaadaneynaa maanso aad u cuddoon oo kuna saabsan hooyada waxaa maansadan […]
Inta baarka fidhatee Boqorkiyo dhaclaha iyo Baatiga ku faaniyo Bilistoo dhan inanyahay Adigaa bidhaantiyo Bilicdawgu wacanoo Nafta baylah […]
Doodihii dheeraa iyo Qoristii Farta Af-Soomaaliga, ee socday illaa iyo labadii dawladood ee rayidka ahaa, ee Markii dambana […]
Arrinkii qalloocani nin buu, la qumanaadaaye Dadkuna kama qabtee kii xun, baa lala quweeyaaye Waa waxa adduunkii qarribay, […]
