Abwaan soomaaliyeed, wuxuu inoo muujiyay dareen aynu wada ognahay. Dadkeygu markuu islaayay Dagaal baa iga macaashay Rasaasi hadday […]
Author: maxamedsheekafguun
Gudaha Qof walbo oo naga mid ah waxaa ku keydsan “Maskax awood weyn”, u jeedka warbixinta ma ahan […]
Waxay ahayd barqo dheer, qorraxduna aad u kulushahay. Kulaylka qorraxda waxaa u sabab ahaa waqtiga markaa la joogaa […]
Lacagey dhib baa tahay Dhagar iyo dil baa tahay Dhiig miidhan baa tahay Gacan hoos ka dhiib iyo […]
Hoostaa ka cab: […]
Waxay ahayd goor barqo dheer ahoo dabayl aad u xoog badan ciid badanna qufaysaa, maadaama ayan magaaladu dhisnayn […]
Cismaan Keenadiid Allaha u raxmee wuxuu ahaa caaqil iyo abwaan waayo-arag ah oo layaabay isbaddalka waayada in badanna […]
Luuqadda Af-soomaaliga waa luuqad leh lahjado kala duwan oo qaarkood dhawaaqa ku kala duwan, sida ay luuqadda Af-soomaaligu […]
Xusuus:- Buugan Sheekada ahi waxaa qoray M. X. Cismaan, iyadoo uu qeyb ka ahaa buugani waxyaalihii ay qabatay […]
1. Dad qaarkii waxay ka qeybgalaan aaska markuu qof ehel ah geeriyoodo iyagoo muujinaya qiiro iyo inay […]
