Balayax intuu qoyskii qaxootiga ahaa kexeeyay ayuu gurigiisi geeyay, ka dibna u sameeyay casuumad la yaab leh, isaga […]
Author: maxamedsheekafguun
Curiye:-Maxamed Dhicisow Halkay qaab ku leedahey murtidu, way ku quruxdaaye Nin hadduu abwaan qaaliiyo, qaaddi gabay sheegto Qowmkiisa […]
Dadka Hamiga sare leh waa kuwo tiro yar oo kooban kuwaasi ayaana dunida wax ka bedela. Thomas Adison […]
Balayax ayaa qoyskan darxumaysan aad u eegay, wuuna gartay inay yihiin qaaxootigii cusbaa ee Hargaysa ka soo barakacay […]
Curiye:- Abshir Cabdi (dalmar) 1. Inkastoon dabuub gaar ah oran tan iyo doorkiiba 2. Inkastoon duqeedii ahaa doorarka […]
10 waxyaabood oo u baahan inaad naftaada ka joojiso Dabcan dad badan waxay isbedel u sameyn waayeen, waxaa […]
Balayax iyo Sukhra markay sheekaysanayaan ama wada hadlayaan, waxay is dhaafsan jireen weedho macaan oo ay tiraabtoodu malabka […]
Dha’da gabayga dhaxalkii murtida, dhamiba suugaanta Dhambaaliyo tusaaliyo wax-sheeg, laysku wada dhaabay Farwaawayn anoo kuugu dhigi, una dhawaaqaaya […]
Dib u dhaca ay keento qabyaaladdu. Qabyaalad waa nidaam duug ah oo laga ilbaxay, haatana jiritaankeedu ku yar […]
Wax la wadaba Balayax aakhirkii wuu oggolaaday inuu Sukhra raaco. Ka dibna goor gabal dhac ah ayaa xeradii […]
