U bood dhigaalka

Garta Dhaqanka somaalida
Main navigation
  • sheekooyin
  • suugaanta
  • taariikh
  • waxbarasho
  • gogoldhig

Author: maxamedsheekafguun

Gabayga:- HALAAG

Read More

Curiye:- Axmed Siciid Warsame ( axmed Ciroowe ). Suugaan rag baa hawl u gala, Hiirta Waabariye Heesana rag […]

maxamedsheekafguun Janaayo 28, 2019 suugaanta

Maahmaahyo

Read More

  Isniinta maanta ah waxaan qaadanaynaa maahmaahyo cajiib ah oo reer miyiga ay aad u isticmaalaan. 1. Naag […]

maxamedsheekafguun Janaayo 28, 2019 waxbarasho

Q-7aad shandaranley

Read More

Wuxuu dabo socdaba goor makhribkii ah, ayaa la soo gaadhay aqalladii awrtu ka dareertay, galgalin aqallada ka yara […]

maxamedsheekafguun Janaayo 28, 2019 sheekooyin, Story

Silsiladii dabargoynta qabyaaladda


Read More

Saciid Muuse Axmad (ustaadka) 1. Ka saahiday Galeyrow baryahan, Siinka gabayeede 2. Sidii bari silsiladaan u xiray, Sooman […]

maxamedsheekafguun Janaayo 28, 2019 suugaanta

Il-adag arooskeedey ka dheeshaa!

Read More

  Hadallo taariikhi ah, waxaad kala socon kartaa boggan dhugasho, maali kasta oo isniin ah, haddi Alle idmo. […]

maxamedsheekafguun Janaayo 28, 2019 waxbarasho

Q-6aad shandaranley

Read More

Balayax, wuxuu habeenkii oo dhan geedka dushiisa ku tigtignaadaba, markii kaaha waabari soo iftiimay, ee nin iyo geed […]

maxamedsheekafguun Janaayo 28, 2019 sheekooyin

DUUL WALAALO AH .

Read More

  Da’da gabayga waayadan ma rogin, Dabaqi saarnaaye Ma durduuran maansooyinkaan, Diigga ku ahaaye Ma doonyaysan geed goba […]

maxamedsheekafguun Janaayo 28, 2019 suugaanta

SHEEKO GAABAN OO XIKMAD LEH

Read More

  Waqti aan waqtigaan ahayn, waxaa si wada jir ah u wada noolaa nin ganacsade ah iyo xaaskiisa […]

maxamedsheekafguun Janaayo 28, 2019 taariikh

Q-5aad shan-daranley

Read More

Balayax, cabsidii ayaa ku sii korodhay, ka dibna orad buu miciinsaday, libaaxii awelba orad buu ku jareye, isna […]

maxamedsheekafguun Janaayo 17, 2019 sheekooyin, Story

Gabay:- DANAHEENA EEGA

Read More

CURIYE:- Aadam Asad Ibraahim Danbi maleh Qabyaaladi, Ninkii diido idilkeede Hayeeshee ninkii doojistaa,  duuda loo suriye Daacadiyo cadliga […]

maxamedsheekafguun Janaayo 17, 2019 suugaanta

Posts navigation

Hore 1 … 35 36 37 38 39 … 62 Xiga
Blog at WordPress.com.
  • Hoy
  • Gogoldhig
  • Q-10-11 SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD
  • Q-10. SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD…
Secondary navigation
  • Raadi

Begin typing your search above and press return to search. Press Esc to cancel.

Blog at WordPress.com.
  • Subscribe Subscribed
    • dhugasho.com
    • Join 274 other subscribers
    • Already have a WordPress.com account? Log in now.
    • dhugasho.com
    • Subscribe Subscribed
    • Is qor
    • Soo gal
    • Report this content
    • View site in Reader
    • Manage subscriptions
    • Collapse this bar
 

Loading Comments...