Halkeedii bay hawshii tirada badnayd ka miistay.. Inkastoy hawlo badnayd lacagtuna ku yarayd haddana may dhogor xumayne aad […]
Author: maxamedsheekafguun
Seddex anigaa u joogay Seddex wiilkeygaa u joogay Seddex wiilkaan awowga u ahay baa u joogi doona!!! Seddex […]
Mar alla markii lays arkay baa laysku soo boodey salaan kululla lays dhaafsaday. “Alla waa Sagal, ii warran […]
Qorraxdii galbeed iyo markay qarin ka soo booddo Anigaa qabweyn iyo ma taal qola la sheegtaaye Niman yahow […]
Laba saaxiib oo faqiira ah waa gob wada socota Laba saaxiib oo midna faqiiryahay midna wax haysto, waa […]
Aqoontu waa laba nooc, mid aad ku dadaashay iyo mid ay waayuhu ku bareen oo la yidhaahdo waayo-aragnimo, […]
Camanje ayaa safar ku tagay Hargaysa. Niman ay kaftan wadaag ahaayeen isuna gabyi jireen ayaa damcay inay dabin […]
Maryan oo faraxsan baa madaxa ruxdey, meeshiina inta haddiiba lagu kala kacay baa qadosamays la galay. Waa loo […]
• Nairoobi inan joogsaday oo, jiitay la i moodye • Ragga gabayga arar jiidayaa, haw jimimiceene • Anba […]
Ilbaxnimada Afrika inkastoo aysan xagga tiknoloojiyadda horumar ka gaadhsiisnayn, waxay ahayd mid aad u qiimaysa dadnimada, lehna dhaqan, […]
