Garaacii buu ku celceliyey mar dambaa irriddii la furay. Maduxuu soo geli maagay mise udugga iyo barafuunka ka […]
Category Archive: sheekooyin
Wiilkii wiilka loo dirayee meel aan dheerayn fadhiya ayaa kac maagay haddiibase gacan haliil Inantii oon hadalkiisa dhego […]
Mar dambay duhur tahay baa aabbahood soo muuqday. Waa la wada farxay sidii isagoo waxay tabanayaanoo dhan haddiiba […]
Iyagoo yaab iyo oohin la tiicayey gurigeedii u dheceen.Waxay ka soo dul dhaceen goob inta goglan tahay in […]
Iyadoo sidaa la yahay, ayaa goor dambay harkii tahay waxaa soo hor maray ilmihii dugsiyada jiray oo cunto […]
Ninkii baa inta naxay, isagoo qaadan la’ hadalka Maryan tiri, hoos wuxuu ugu sii foorarsaday Maryan. Wuu ag […]
lyadoo xaajo sidii u dhabaqsan tahay oo reerkii inuu foofo maagganaa inta gebida wada rogtay ay ku lisayso […]
lyadoo xaajo sidii u dhabaqsan tahay oo reerkii inuu foofo maagganaa inta gebida wada rogtay ay ku lisayso […]
Ha la yaaabin in Cali go watay maxaa yeelay waqtigaas ragga Soomaaliyeed sidaa ayey u labisan jireen. Waxay […]
Indhuhu way jilladnaayeen oo dhiig xinjiro ah baa caseeyey, afku laba taakuu kala joogey. Wax naf ama nolol […]
