Balayax waxaa mararka qaar ku dhici jiray in ay gabdhaha xaafadaha u shaqeeya ka amaahdaan duruuc ama garba-saaro, […]
Category Archive: sheekooyin
Balayax waxa uu markii uu muddo joogay isku dayay in uu camal raadsado, oo albaabka horay u dhaafo, […]
Ninkii balayax markii uu hadalkaa maqlay ayuu hoos u foorarsaday oo khajilaad la gabax yidhi, korkiisana waxaa ka […]
Markii warkeeda laga dhargiyay ayaa mar qudha wahab naxdin leh iyo dhogor madoobaan ninkii Balayax ahaa isla dhalan […]
Balayax codkiisu waa is badalay, oo gabdhihii walaaladii ahaa dhaqsa way u garan waayeen, laakiin eeddadii ayaa markiiba […]
Balayax harraadka iyo hamuunka uu dadkooda u qabaa waa qiyaas la’aan, dhuumaalaysi iyo is banbaanin aan caadi ahayn […]
Iraadada Ilaahay, nimankii jabhadda ayaa markay raashinkii intii kale gurteen ee ay u hadhay rastadii u dambaysay ee […]
Ciidan uu Balayax ku jiro ayaa la amray in ay soo qaataan heeryadii dagaalka ee kumaandooska, ka dibna […]
Halkaas oo tababar hor leh looga billaabay, waxayna xerada balli-doogle ahayd meel ciidanki la geeyaa lagu siiyo tababar […]
Ninkii balayax ahaa ayaa naxdin iyo anfariir qaaday, sidaas awgeed ayuu xididkii raganimada ka siibtay, waxayna talo kaga […]
