Sawirka waa Anwar Khaliif, waxaana dhalay abwaanki gabaygan tirshay. Gabaygu ma dhamaystirna ee waa intii ararta ahayd. • […]
Category Archive: suugaanta
Libta calafka loolida kalgacal lahashadii guurka Anigoonan laabxaadhashada kugu lug goynaynin Way kugu ladaan oo indhuhu kaama lalayaane […]
Waraabaa ayaan yidhi Haddaad igu ogaydeen Baadida islaamkiyo Anoo aaran geel cuna Iimaan la’aantii Alle Iga haddeeyoo Astaqfurula […]
Faanku waa ammaan aan sinaba u habboonayn, oo mararka qaarna la adeegsado. Waxaa is faaniya qof sheeganaya, geesinimo, […]
• Caliyoow da’daan ahay waqaa, looma duurxulo e • Duq gaboobey iyo wiil yarbaa, loo dedaa hadale • […]
Ayaa waxaa ka fakaday dameer uu magaalo ka soo iibsaday. Wuxuu dameerki baadidiisi raadiyaba, maalin ayuu u yimid […]
Waa hal-xidhaale dhex maray Abwaan la yidhaahdo Daahir Cali Nuur Allaha u raxmee iyo nin sheekh ah oo […]
Waxaa isku hal-xidhaaleeyay laba nin oo aftahamo ah Mid baa wuxuu yidhi:- Wax gaaban oo gaaban oo waliba […]
• Dadka wada dhashay een lahayn diirnax iyo xeebad • Labada uurka soo dabataye daacad kala wayday • […]
Hadday sababi geli maanka waa, la iska suushaaye Sinbiidh gaban ah yaa laga dhigaa, saacadaad dhimane […]
