U bood dhigaalka

Garta Dhaqanka somaalida
Main navigation
  • sheekooyin
  • suugaanta
  • taariikh
  • waxbarasho
  • gogoldhig

Category Archive: suugaanta

Suugaanta dumarka-Abwaan Siciid Saalax

Read More

Odhaahda Tifaftirka: Qoraalkan maansada Haweenka oo ah maqaal qiimo weyn leh si wacana u koobaya qaybaha suugaanta iyo […]

haddisabdi Diseembar 2, 2016 suugaanta

Abaallaawe

Read More

Soomaalidu maxay ka reebtay dadka abaalka daran. Waxaa jira dhaqan gobeed soo jireen ah oo ku tiirsan jiritaanka […]

haddisabdi Nofeembar 25, 2016 suugaanta

Sayid maxamed Gabaygii Ba’aye yow sheega

Read More

Sayid maxamed Gabaygii Ba’aye yow sheega • Ninkii bala’da lagu yeedhiyee bayraq lagu duubay • Kol hadduusan bara […]

haddisabdi Nofeembar 18, 2016 suugaanta

Ismaaciil Mire- Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Read More

Nin la odhan jiray Carab Dheere oo kibir tadhahay, Goboladda Waqooyi wax Alla wixii uu doono ka sameeyay […]

haddisabdi Nofeembar 11, 2016 suugaanta

Abwaan faarax nuur

Read More

Dulqaadka raganimada • Rag sabaan ka sabaan baan • Samaantuun badiyaa   • Haduu saakimi waayo • Sariir […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 29, 2016 suugaanta, Uncategorized

Qabwaynida Laan-dheerka iyo Quudhsiga Laan-gaabka.

Read More

  Barmaamijka Suugaanta eed Jamca Kasta kala socotaan bogga Dhugasho, Waxaan maanta ku soo qaadanaynaa Gabayo kala duwan […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 21, 2016 suugaanta, Uncategorized

Jacayl aad tammadisiyo

Read More

Tartan caashaq kugu galayaa. Taageera kululoo Nafta uu turqadayoo Tumaatiyay fallaadhaha Tiiraanyo halisiyo Isagaa tan badanoo Tabashada wadnaha […]

maxamedsheekafguun Oktoobar 18, 2016 suugaanta

Marti-qaadka.

Read More

Adigoo qilinqiil iyo qorraxeedka jilaalka Qarfahaw socotooday Qaalibkeeda dharaarti Waxaad sii qarraflayso Galab gaabka qiyaasti Qolyo meel dagganaa […]

haddisabdi Oktoobar 7, 2016 suugaanta

HOOYO!!

Read More

Hooyo Allow Dhawr, Qormadan Waxaan Ku Soo Qaadaneynaa maanso aad u cuddoon oo kuna saabsan hooyada waxaa maansadan […]

haddisabdi Seteembar 30, 2016 suugaanta

Khaliif Xarbi Ismaaciil

Read More

Arrinkii qalloocani nin buu, la qumanaadaaye Dadkuna kama qabtee kii xun, baa lala quweeyaaye Waa waxa adduunkii qarribay, […]

haddisabdi Seteembar 23, 2016 suugaanta

Posts navigation

Hore 1 … 23 24 25 26 Xiga
Blog at WordPress.com.
  • Hoy
  • Gogoldhig
  • Q-10-11 SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD
  • Q-10. SHEEKADII GUUR-SATAYEE MAXAAD…
Secondary navigation
  • Raadi

Begin typing your search above and press return to search. Press Esc to cancel.

Blog at WordPress.com.
  • Follow Following
    • dhugasho.com
    • Join 252 other followers
    • Already have a WordPress.com account? Log in now.
    • dhugasho.com
    • Agaasimid
    • Follow Following
    • Is qor
    • Soo gal
    • Report this content
    • View site in Reader
    • Manage subscriptions
    • Collapse this bar
 

Loading Comments...