Odhaahda Tifaftirka: Qoraalkan maansada Haweenka oo ah maqaal qiimo weyn leh si wacana u koobaya qaybaha suugaanta iyo […]
Category Archive: suugaanta
Soomaalidu maxay ka reebtay dadka abaalka daran. Waxaa jira dhaqan gobeed soo jireen ah oo ku tiirsan jiritaanka […]
Sayid maxamed Gabaygii Ba’aye yow sheega • Ninkii bala’da lagu yeedhiyee bayraq lagu duubay • Kol hadduusan bara […]
Nin la odhan jiray Carab Dheere oo kibir tadhahay, Goboladda Waqooyi wax Alla wixii uu doono ka sameeyay […]
Dulqaadka raganimada • Rag sabaan ka sabaan baan • Samaantuun badiyaa • Haduu saakimi waayo • Sariir […]
Barmaamijka Suugaanta eed Jamca Kasta kala socotaan bogga Dhugasho, Waxaan maanta ku soo qaadanaynaa Gabayo kala duwan […]
Tartan caashaq kugu galayaa. Taageera kululoo Nafta uu turqadayoo Tumaatiyay fallaadhaha Tiiraanyo halisiyo Isagaa tan badanoo Tabashada wadnaha […]
Adigoo qilinqiil iyo qorraxeedka jilaalka Qarfahaw socotooday Qaalibkeeda dharaarti Waxaad sii qarraflayso Galab gaabka qiyaasti Qolyo meel dagganaa […]
Hooyo Allow Dhawr, Qormadan Waxaan Ku Soo Qaadaneynaa maanso aad u cuddoon oo kuna saabsan hooyada waxaa maansadan […]
Arrinkii qalloocani nin buu, la qumanaadaaye Dadkuna kama qabtee kii xun, baa lala quweeyaaye Waa waxa adduunkii qarribay, […]