Ha la yaaabin in Cali go watay maxaa yeelay waqtigaas ragga Soomaaliyeed sidaa ayey u labisan jireen. Waxay […]
Indhuhu way jilladnaayeen oo dhiig xinjiro ah baa caseeyey, afku laba taakuu kala joogey. Wax naf ama nolol […]
Waa hal-xidhaale dhex maray Abwaan la yidhaahdo Daahir Cali Nuur Allaha u raxmee iyo nin sheekh ah oo […]
Cali afadii Garaadka waa kii jeclaaday. Wuxuu sheedda ka ilxoolaadiyaba habeenkii dambe ayuu sida kor ku xusan badheedhihiisii […]
Maryan waa war moog hurdo ku haysato meel aan kadheerayn afada hiiftanka iyo habaaranku xiijiyeen. intuba inta ka […]
Waxaa isku hal-xidhaaleeyay laba nin oo aftahamo ah Mid baa wuxuu yidhi:- Wax gaaban oo gaaban oo waliba […]
Waxaa jiray boqor Soomaaliyeed oo caan ahaa oo ka talin jiray degaanka Jigjiga caasimadda u tahay. Waxaa boqorkaa […]
Maryan iyadoon wax hadal ah ka soo celin dibindaabyadii gaarteyna iska qarsanaysa bay inta xaaxaabsatay, iyadoo gabadano lafaha […]
• Dadka wada dhashay een lahayn diirnax iyo xeebad • Labada uurka soo dabataye daacad kala wayday • […]
Aayar : aad+yar Hadhow : had+dhaw Habar […]
