Balayax harraadka iyo hamuunka uu dadkooda u qabaa waa qiyaas la’aan, dhuumaalaysi iyo is banbaanin aan caadi ahayn […]
Ramad dhalay, dhulkoo rays dul yaal, roobku mulacyeeyay. Rukni bayba ii tahay nimcada, raasim lagu maalo Rabbo caanaheedaan […]
Waxay ahaayeen dad la qiyaasay inay soo jireen ahaayeen, balse hal mar la waayay intii ay dhalatay […]
Iraadada Ilaahay, nimankii jabhadda ayaa markay raashinkii intii kale gurteen ee ay u hadhay rastadii u dambaysay ee […]
CURIYE:- Maxamed Faarax Cawil AMMINTA:- 07/06/14 Qiimo malaha maansadu hadaan, lays qadarinayne Qumaataan u tiriyaa cabdoow, qaabka gabayeede […]
Waxaa lagu tilmaami karaa in nolasha soomaalidu dhisnayd waayihii Raage Ugaas qaabka tolaysiga iyo beelaysiga, taas oo […]
Ciidan uu Balayax ku jiro ayaa la amray in ay soo qaataan heeryadii dagaalka ee kumaandooska, ka dibna […]
Magaca gabayga: GURMAD Taariikhda: 2014-06-07 Indhawaydba gabaygii ka tagay, goboladiisiiye Waataan ka gaabsaday tixdaan, goofadhayn jiraye Galinkaan haleelaan […]
Rashiid sheekh cabdullaahi xaaji axmed (gadhwayne) Rashiid gadhwayne, waa aabbaha soomaaliyeed ee dhalay gabadha uu hadraawi u tirinayo maansada […]
Gabay:- (GOBANNIMO) :- CURISO:- Maryama Aadan Yuusuf (Xurmo) AMMINTA:- 6/6/2014 Geel caano laga soo lisiyo, gaawe wada buuxa Geyi […]
