Maanta oo arbaca ah waxaan qaybta koobaad ka soo qaadanaynaa taxanaha qaab dhaqameedka reer miyiga ee xilliyada […]
ceeb iyo cawro, keebaa wayn? Ceebtaada waa lawada baran karaa, lkn cawradaada lama wada baran karo, sidaa […]
Ceebtaada waa lawada baran karaa, lkn cawradaada lama wada baran karo, sidaa darteed, ceebtaa ka wayn […]
Odaygu, hadalkiisa wuu sii watay, wuxuu yidhi “aabo adiga iyo gabadhaa maxay arrintiinu ku dambaysay, ilayn adiga […]
Allaha u raxmee wuxuu dardaaran uga tagay ummadda soomaaliyeed gaar ahaan dumarka. Gabaygan culus ee maanta oo Arbaca […]
Gabadhii Salma markii ay cabaar gurigii joogtay ayuu odaygii aabaheed oo la fadhiya inaabtigeed Mursal u yeedhay […]
Marti leyl-dhexaad timi hadduu luun ka rogi waayo Ragannimo luddiis kuma jirtee, liicyaye ogaada ………………………………………………….. Waa casar-liiq, cadceedduna godkeeda […]
(Nolashu waa qori daad wada, haddayn qoys ku dhisnayn) Hooyadu iyo aabbuhu isku si bay ka yihiin, […]
Salma may lahayn saaxiibo gabdho ah oo badan, balse gabadh Yurub la yidhaahdo oo ay jaar yihiin […]
LAB IYO DHADDIG Aar # Gool AARANKIISA Goobaarre # Baranbarqo dhashiisa Caga-baruur Maanta arbacada waa qaybta suugaanta […]
