Nin daraawiish ka mid ahaa, gabayaa caan ahna ahaa, oo la odhan jiray, Buraale Cali Seexde, ayaa maalin […]
Author: maxamedsheekafguun
Nin baa maalin dhakhtar u tegey isagoo u sheegay dhakhtarka inuu xanuunsanayo. Dhakhtarkii ayaa ninkii baadhitaan ku sameeyey […]
Akhristayaasha ixtiraamka mudanow, annaga oo ah bahda bogga Dhugasho, oo isku duuban waxaan idiinka mahadcelinaynaa sida joogtada ah […]
Aabwaan Qamaan Bulxan oo mar safar ku jooga Harar ayaa wuxuu arkay xerooyin lagu hayo xayawaano kala duwan […]
Bari hare ayaa waxaa jiray qoys ganacsato ah, oo si wada jir ah u wada noolaa, wuxuuna qoysku […]
Si kasta oo ay duruufuhu u adkaayeen xaalad kasta oo ay soo martay waxay noqotay qayb ka mid […]
Xashaalillee xaal adduun waa xujiyo yaab weeye Xamxam iyo xidaaraysi iyo xan iyo ceebtaada Aadmiga xurmada loo unkaday […]
Axmed Nuur Cabdullaahi (Fanka) Waa wiil maaxig ah, hal-abuur ah, arday firfircoon, waana macallin nolaleed oo laga baran […]
Gabaygan waxaa tirin jiray Allaha u raxmee gabyaagii Soomaaligalbeed ee la odhan jiray Cabdi gorod. • […]
Wax la yidhi, bari baa waxaa wada shiray duurjoogta kuwada nool bay’ada intooda waxgaradka ah. Markaasaa waxaa […]
