Waxaan halkan ku soo gudbinayaa, Tix yar oo kooban oo aan doonayo inaan uga qayb galo Silsilada Labada […]
Author: maxamedsheekafguun
waxaa la yidhi, niman baa isku dayay inay sayidka ka hadliyaan, si uu u gabyo ama hadal nuxur […]
Hal laba uma baahna, Ilaahay laba uma baahnoo waa kaligii, waa waaxid, Labo seddex uma baahna, waa […]
Cudbi waxay tidhi: “Gacaliye, geedkii xalay miyaad ka habaabi? maya ayuu yidhi, markaasay tidhi: “Amintuna, waa xilligii hurda […]
CURIYE:- Cukaashe Maxamed Dalka :- France Waxaan laamadoodkiyo hurdiyo, jiifba ledi waayo Oo aan legdama oo saq dhexe, […]
Gariirre Markuu libaaxi dadki ka wada qaylisiiyay, ayuu wiil gariir ah qaaday, qaw buu la fuulay dhaladii, qawyihi […]
“Gabadhyahay, intaas oo khatarood oo uusan Alle i badin, ayaan adiga awgaa u soo maray, iminkana laba hal […]
CURIYE:- SAALIM AXMED SAALIM Indhawaydba gabay maan bud-dhigin, belelkii maanseede Bidixaynta waayadan jiraa, baajay hadalkiiye Marka aan bilaabaa […]
Waxaa la yidhi seddex tuug ayaa maalin soo xaday hanti ku filan inta nolashooda ka dhiman, habeenki […]
Balayax welwelki iyo welafka haya awgii, intii fiidka ahayd ee xoolaha la maalayay, way kala badnayd sanadkii ay […]
