Balse, waxaa Siciid la soo darsay walwal iyo walbahaar badan, isagoo maskaxdiisa waydiinayay “tallow markay ogaato Cabdirashiid unuu […]
Category Archive: sheekooyin
Saafi baa tiri “nin kan kama lug baxayno ee inna kiciya guriga aynu tagno ee.” Aqalkii gaarka u […]
waad mahadsantahay buu ku yiri waana ka dhaqaaqay Saafi iyadoo weli taagan, misne la dhacsan bay ku tiri “joog […]
Siciid Cali Cismaan wuxuu ahaa arday laba waallalo ah kala dhaleen cabdirashiid diiriyejaamac. Wuxuu dugsi dhexe ka dhigan […]
Aftahanimadii iyo hadaladii xigmadda aha buu Cabadirashiid la dhacday. Saamayn wayn iyo raadad bay ku reebeen qalbigiisii. In […]
Xuquuqda dabacadda © Yaxye. Yaasiin Xasan 2017 Buuggan lama daabacan karo, lamana badsan karo iyadoo ogolaansho laga haysan […]
Akhristayaasha sharafta mudan, ee mar kasta noo soo gudbiya faalloyinka talada iyo tusaalayaasha miidhan ah, dhanbaalada iyo dhiirrigalinta […]
Balayax intuu qoyskii qaxootiga ahaa kexeeyay ayuu gurigiisi geeyay, ka dibna u sameeyay casuumad la yaab leh, isaga […]
Balayax ayaa qoyskan darxumaysan aad u eegay, wuuna gartay inay yihiin qaaxootigii cusbaa ee Hargaysa ka soo barakacay […]
Balayax iyo Sukhra markay sheekaysanayaan ama wada hadlayaan, waxay is dhaafsan jireen weedho macaan oo ay tiraabtoodu malabka […]
