Cudbi markay aragtay ninkii balayax ahaa oo lagu dagay, ayay qaylo iyo muusanow ku dhufatay, waliba intaa kuma […]
Category Archive: sheekooyin
…Waxay u dhaqaaqeen dhinaca suuqa wayn ee Hargaysa. Haye yeeshee, labadoodaba midna waxba kama yaqaan magaalo iyo shuqulkeedaba, […]
Cudbi hooyadeed waxay doontoontay wax raad ah, ka dibna waxay heshay raadkoodii, cabbaar ayay raad gurtay, dabadeed waxay […]
Cudbi waxay tidhi: “Gacaliye, geedkii xalay miyaad ka habaabi? maya ayuu yidhi, markaasay tidhi: “Amintuna, waa xilligii hurda […]
“Gabadhyahay, intaas oo khatarood oo uusan Alle i badin, ayaan adiga awgaa u soo maray, iminkana laba hal […]
Balayax welwelki iyo welafka haya awgii, intii fiidka ahayd ee xoolaha la maalayay, way kala badnayd sanadkii ay […]
Wuxuu dabo socdaba goor makhribkii ah, ayaa la soo gaadhay aqalladii awrtu ka dareertay, galgalin aqallada ka yara […]
Balayax, wuxuu habeenkii oo dhan geedka dushiisa ku tigtignaadaba, markii kaaha waabari soo iftiimay, ee nin iyo geed […]
Balayax, cabsidii ayaa ku sii korodhay, ka dibna orad buu miciinsaday, libaaxii awelba orad buu ku jareye, isna […]
Ka dibna markuu Balayax sidaa yidhi, waxaa u jawaabtay Bullo gabadh ah oo tidhi:- “Caliyow ina adeer Ciddu […]
