Wuxuu leeyahay qofkii soomaali wanaageeda doona ayay ugu daran tahay, wax baa ka jira ma is tiri? […]
Category Archive: suugaanta
• Adduunyada haddaan nabadi jirin, lama nagaadeene • Nal barwaaqo iyo dawladnimo, laguma naaxeene • Ninna naallo […]
Wuxuu yidhi Gooni: • Rag cayaayir iyo maanso waa camaladiisiiye • Caynaanka anigaa u haya […]
Waxaa la yidhi “Colaadi waa tay carruuri og tahaye”, dhibaatada uu nafluhu kala kulmo colaadaha Waxaa ka mid […]
• Eebbow goonji weyn iyo xaq bay naga gullaafteene • Guullow ma helayaan waxay nagu gubaayaane […]
Abwaan maxamed Cali Dalmar Xilliggaa wakhtiga lagu jiriyo xawli socodkiisa Agoon xooleheedii la dhacay xoogna lagu haysto Oo […]
Gabaygan oo uu tiriyey Cilmi Carab, wuxuu ka warramayaa in inanta habla oo dhan u sidata, oo ka […]
Barnaamijka suugaanta Arbacada ee bogga dhugasho, waxaan ku eegaynaa maanso uu Tima jilic kaga hadlayay xumaanta colaadda […]
Ismaaciil mire Allaha u raxmee kaliya ma ahayn geesigii cadawga waabin jiray, ee sidoo kale wuxuu ahaa […]
Barnaamijkeenii suugaanta ee arbacada boga dhugasho. Xuseen Maxamuud Faarax, Xuseen-dhiqle, oo ahaa Xoghayaha Warfaafinta ee Daraawiishta ayuu Sayid […]
