Odaygii waxna garey, walina si buu isugu murugsanaa. Goobtii buu muddo taagnaa isagoo hammiyaya aadna ay uga dhabaqsan […]
In aad jiifto toddoba ama siddeed saacadood habeenki, Hurdada badan waxaa laga qaadaa caajis badan, hurda la’aanta badanna […]
Habartii oo farxad ciiraysa ayaa orod ku soo gashay. Afadii reerkoo meel dhexe ku sugeysa inta laysu yimid […]
Abwaan gandaal Waa gabay dhammaystiran oo cadho abwaan ka muuqato. Allaha inoo sahlo. 1. Ummadaan iyadu keensaneen kibirku […]
Ugu horrayn iska yaree xidhiidhka dhaw ee qofka Haddii aad is jeclaydeen dhibna uu kaa soo gaadhay, ama […]
Intuu istaagay buu cabbaar madaxa hoogaamiyey wax uu yeelo iyo meeluu wax ka qabtuu garan waayey. Meesha waa […]
Xaaji Aadan oo ka hadlaya shacabka iyo sida gurracan ee doorashooyinka, ayaan soo qaadanaynaa arar ballaadhan oo uu […]
Nolashu waxay leedahay yaab, kaas oo aan cidina fasiri karin. Mararka qaar waxaad suuqyada ku aragtaa shaqsi u […]
Garaacii buu ku celceliyey mar dambaa irriddii la furay. Maduxuu soo geli maagay mise udugga iyo barafuunka ka […]
Sawirka waa Anwar Khaliif, waxaana dhalay abwaanki gabaygan tirshay. Gabaygu ma dhamaystirna ee waa intii ararta ahayd. • […]