Xasanaw cufnaantiisa gabay, waan ka caajisaye Ma caddaynin maansooyinkaan, caanka ku ahaaye Carrabkayga waa taan ka xidhay, […]
Author: maxamedsheekafguun
Suugaanta iyo fanku waxaa weeyaan muraayadda laga arko nolasha umadda guud ahaan, heerka dhaqaalaha, fasallada bulshanimo, kasmada siyaasiga […]
Markii warkeeda laga dhargiyay ayaa mar qudha wahab naxdin leh iyo dhogor madoobaan ninkii Balayax ahaa isla dhalan […]
Gabaygan Waa Gabaygii 20-AAD ee silsiladda Hanaqaadday ee DABAR-GOYNTA QABYAALADDA. Ka Bogasho Wacan :- Baryo gabayga waan daayayoo, […]
Dagaalladii waawaynaa ee Daraawiish iyo Ingiriis dhex maray iyo goobihii ba’naa ee laysku helay, oo ay ka mid […]
Balayax codkiisu waa is badalay, oo gabdhihii walaaladii ahaa dhaqsa way u garan waayeen, laakiin eeddadii ayaa markiiba […]
Gabaygan waa Gabaygii 19-aad Ee ka mida Silsiladda Dabargoynta Qabyaaladda .. Ka Bogasho Wacan:- Curiye:- Abdillahi Shaacir , […]
Barigii horre waxa jiri jiray hablo heerin la dhaho, habluhu markay noqdaan garabwayn ayay israaci jireen ooy […]
Balayax harraadka iyo hamuunka uu dadkooda u qabaa waa qiyaas la’aan, dhuumaalaysi iyo is banbaanin aan caadi ahayn […]
Ramad dhalay, dhulkoo rays dul yaal, roobku mulacyeeyay. Rukni bayba ii tahay nimcada, raasim lagu maalo Rabbo caanaheedaan […]
