1. Xoolo waxaa dhaqa lixdan jir caydh ka baqaya iyo lix jir ul ka baqaya 2. Xoolo […]
Author: maxamedsheekafguun
Gabaygan waa Gabaygii 13-aad ee Silsiladda (Dabargoynta Qabyaaladda) Ka Bogasho Wacan :- GABAY:- (TABANTAABO) CURIYE:- Daadax Halyay Carafad […]
Ninkii balayax ahaa ayaa naxdin iyo anfariir qaaday, sidaas awgeed ayuu xididkii raganimada ka siibtay, waxayna talo kaga […]
AMMINTA:- 2-6-2014 isniin 11:00 pm GABAY: DA’YAR Qalinloow baryahan soo madayn, gabaydaryaankiiye Dabuubtiisa waataan dhigeen, deellay soo xidhaye […]
Cudbi markay aragtay ninkii balayax ahaa oo lagu dagay, ayay qaylo iyo muusanow ku dhufatay, waliba intaa kuma […]
Habeen habeenada ka mid ah ayaa waxaa lagu casuumay wiil dhalinyar ah xaflad aroos ah, wiilkii arooskii ayuu […]
…Waxay u dhaqaaqeen dhinaca suuqa wayn ee Hargaysa. Haye yeeshee, labadoodaba midna waxba kama yaqaan magaalo iyo shuqulkeedaba, […]
CURIYE: Yaxye Bookh Ma’da gabay baryahan maxamadow, waanigaan mudine Maanka iyo laabtaan ka nacay, muhashadiisiiye Balaan mariyo maatana […]
Wiil Ayaa Gabadh is Jeclaadeen, gabadhana waxaay sxb la ahayd isaga wiilka ah walaashii. Habeen habeenada ka […]
Cudbi hooyadeed waxay doontoontay wax raad ah, ka dibna waxay heshay raadkoodii, cabbaar ayay raad gurtay, dabadeed waxay […]
