Allaha u raxmee Cilmi boondhari 1. Ma samaynin waayahan tixdii saaniga ahayde 2. Waataan ka saahiday […]
Category Archive: suugaanta
Nin la yidhaahdo Shaafi Maxamed Yarow, ayaa isaga oo miyiga ka soo safray oo magaalada Godey jooga, waxaa […]
Abwaan Makayte 1. War gabaygu waa awow iyo ab iyo, oday kasoo gaadhe 2. Ninkii ila-qalwayn moodayayow, […]
Allaha u raxmee Qamaan Bulxan iyo Gabay Sarbeeban Libaax iyo waxaa seertay miir sogob dam’eeraade Wuxuu yidhi samaan […]
Abwaanku wuxuu gabygan tiriyay ka dib laba qolo oo dagaal dhex maray, Ayaa waxa la laayay rag badan […]
Gabaygan oo aan tudacyo ka soo qaadanay, wuxuu Sayidku ku kohanayaa Soomaalida iska foorarta ee aan dareen siyaasadeed […]
Abwaan Hadraawi Ergaduu farriintiyo Ku adkeeyay heestoo Igmadaannu kulanoo Looxii ilhaankaan Sida uur-ku-baallaha Indhahayga saaroo Warku waa ammaanee […]
Saaxiibkey qaysow Marka hore salaan guud Marka xiga sedkaadiyo Waxa aad ku sugan tahay Waa inaad nasiisaa Marka […]
Dadow qurux maad ogaane Waxaan heeskan kuugu qaaday Inuu qofwaliba ogaado Waxay tahay quruxda aadmi … Quruxi midab […]
Abwaan soomaaliyeed, wuxuu inoo muujiyay dareen aynu wada ognahay. Dadkeygu markuu islaayay Dagaal baa iga macaashay Rasaasi hadday […]
