Gabaygan waxaa tirin jiray Allaha u raxmee gabyaagii Soomaaligalbeed ee la odhan jiray Cabdi gorod. • […]
Category Archive: suugaanta
Suugaanta jacaylka iyo maanta oo Arbaco ah, waxaad maalin kasta oo Arbaco ah nooga barateen murtida iyo maansooyinka […]
Ismaaciil Maxamed Cali Sahay qaado ruuxow adduun saami noqon waaye Inkastoo saqaafiyo nafluhu socod ku taamaaba Inkastuu […]
Cabdulaahi suldan tima cade MAANDEEQ Gabay tiriyey cabdulaahi suldan tima-cade Gumaysigu hashuu naga dhacay een gurayay raadkeeda Guyaal […]
Abwaan Axmed shilke Ooridaada garab sii Goobaha dalxiiskiyo Intaad gayso beeraha U gur ubaxa caashaqa Yaanu gaadhin […]
Sayid Maxamed isagoo ka warramaaya naftiisa iyo ujeeddadiisiiba xagga islaannimada, Ilaah aqoonta, xagga jihaadka iyo aftahannimada, deeqda iyo […]
Barnaamijka haybadda iyo hibada nool, waa barnaamij suugaaneed aan taxane ka dhigi doonno oo aad kala socon kartaan […]
Gabaygan Dalxiis, abwaanku wuxuu kaga hadlayaa hodanimada iyo qaninimada dhulka loo yaqaano Ogaadeenya ama Soomaali Galbeed. Wuxuu gabaygu […]
Allaha u raxmee, gabyaagii ciideed ee Dubbad Hiirad la odhan jiray, ayaa sidan rag ula taliyay. 1. […]
