Garaacii buu ku celceliyey mar dambaa irriddii la furay. Maduxuu soo geli maagay mise udugga iyo barafuunka ka […]
Sawirka waa Anwar Khaliif, waxaana dhalay abwaanki gabaygan tirshay. Gabaygu ma dhamaystirna ee waa intii ararta ahayd. • […]
160 magac oo roobku keligii leeyahay Afkeena mooyee Afkale maleh. Noocyada Roobku u da.o 119 Shuux 120 Shuxshux […]
Wiilkii wiilka loo dirayee meel aan dheerayn fadhiya ayaa kac maagay haddiibase gacan haliil Inantii oon hadalkiisa dhego […]
Libta calafka loolida kalgacal lahashadii guurka Anigoonan laabxaadhashada kugu lug goynaynin Way kugu ladaan oo indhuhu kaama lalayaane […]
Qabiil marka uu ku duulayo qabiil kale, rag lag lagu kalsoonyahay. Badanaa culimada reerka joogta, carruurta iyo waayeelka […]
Mar dambay duhur tahay baa aabbahood soo muuqday. Waa la wada farxay sidii isagoo waxay tabanayaanoo dhan haddiiba […]
Waraabaa ayaan yidhi Haddaad igu ogaydeen Baadida islaamkiyo Anoo aaran geel cuna Iimaan la’aantii Alle Iga haddeeyoo Astaqfurula […]
Inta badan Soomaalida xoolo-dhaqatada ahi malaha agab u gaar ah farsamooyinka qaarkood, agabkaas oo la qaado marka reerku […]
Iyagoo yaab iyo oohin la tiicayey gurigeedii u dheceen.Waxay ka soo dul dhaceen goob inta goglan tahay in […]
